Beelihii isku fara saaray degaano ka tirsan Mudug oo heshiis hordhac ah gaaray (Sawirro)

Beelo ka soo ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland oo dhowaan ku dagaalamay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa galabta gaaray heshiis hordhac ah. Taliyaha Ciidanka dhulka Jen. Cabdixamiid Max’ed Dirir oo ku guuleystay inuu isku keeno waxgaradka beelahan ayaa wadahadalka labada beelood dhexdhexaadinayey. Taliyaha oo ka hadlay kulamadii lagu dhexdhexaadiyay waxgaradka … Continue reading Beelihii isku fara saaray degaano ka tirsan Mudug oo heshiis hordhac ah gaaray (Sawirro)